Vedtekter

zfdfffbcdvcadasasd

  Caawinta agoonta

waa muhiimada kobaad.           koontoda Qado:  65040538385

KUSOODHAWAW BOGGA QADO

 

 

Qado waa hay'ad samafal oo loogu tala galay in lu caawiyo hoyooyin soomaaliyeed oo aan haysan waxay ku quudiyaan iyo kuwa kale ee aan heli karin wax ay wax ku baraan carruurtooda. hay'adu waxa kale oo ay ka shaqeyn doontaa in ay ka qeybqaadato wax barida caruurta agoonta ah.

 Qado waxaa lagu aasaasay magaalada Bergen ee  wadanka Norway taariikhdu markey eheed 10.06.2011.

Waxaa qofkasta oo doonaya in uu ka qeybqaato ufuran ka qeybqaadashada hawlaha ay qabato Qodo.

 

 

NORSK

 

Qado er en veldighetsorganisasjon som skal ta seg av å mate somaliske alenemødre som sliter  med å skaffe mat og skolegang for sine barna.

 

for mer info kontakt oss på: kontakt@qado.org

 

English

 

Qado is a charity organization which cares for feeding the Somali single mothers in Somalia who struggling to provide food and education for their children. the charity will make sure that the orphans  receive education.all are welcome to help and on behalf of single mothers and orphaned children we are grateful for your
Contribution.

For more info.contact us at:kontakt@qado.org 

Talla iyo tusaalaba fadlan noogu soogudbi:

kontakt@qado.org 

 

 

 

 

Copyright ® 2011 Qado.org

QADO
 QA.ORG